Sida WordPress Blogging Website Loo Sameeyo

Baro Sida Loo Sameeyo WordPress Blogging Website

Ratings 0.00 / 5.00
Sida WordPress Blogging Website Loo Sameeyo

What You Will Learn!

  • Step 01: Sida Domain iyo Hosting Loo Helo
  • Step 02: Sida Loo Setup Gareeyo Qeybta Backend-ga
  • Step 03: Sida Theme iyo Plugins Loola Soo Dego
  • Step 04: Sida Pages iyo Menu Loo Abuuro
  • Step 05: Sida Logo Loo Sameeyo
  • Step 06: Sida Header Loo Abuuro
  • Step 07: Sida Footer Loo Abuuro
  • Step 08: Sida Posts Loo Qoro
  • Step 09: Sida Loo Sameeyo Post Thumbnail
  • Step 10: Sida Homepage Loo Dhiso
  • Step 11: Sida Blog Page Loo Dhiso
  • Step 12: Sida About Us Page Loo Dhiso
  • Step 13: Sida Contact Us Page Loo Dhiso
  • Step 14: Sida Loo Optimize Gareeyo Website-Kaada ( SEO )
  • Step 15: Sida Privacy Policy Page Loo Abuuro
  • Step 16: Sida Google AdSense Loogu Xiro Website-kaada
  • Step 17: Sida Xawaarah website Kaada Kor Loogu Qaado
  • HAMPALYO

Description

Halkaani waxaan kugu barri doonna qaabka wordpress website loo sameeyo gaar ahaan blog website waxyaabaha ugu weyn ee aad baraneyso ayaa ah sida blog posts ama articles loo qoro kadib sida post thumbnail loo sameeyo ugu dambeyn sida Google AdSesne loogu xiro website-kaada oo AdSense aqbalaad ama approvel looga helo kadib waxaan ku barri doonna sida xayeeysiimaha website kaada loo maamulo ama nuucaa rabto loo adeegsado iyo si lamid ah qaabka website-kaada qeybta SEO looga dhiso saad visitors badan u hesho. intaasi kaliya maaha waxyaabaha kale ee aan gudaha koorsadaani kugu barri doonna ayaa ah sida xawaaraha website kaada kor loogu qaado oo dadka website kaada soo booqanaayo aan wax culeys ah la kulmin.

Markii aad koorsadaani dhameysato ama qadato waxaad awood u yeelan doonna in aad sameyso blog website si lamid ah midka aan dhissi doonna oo kale si lamid ah inta ay koorsadaani socoto haddii aad wax cilad ah la kulanto ama aad caawinaad si guud ugu baahato waa lagaa caawinaa oo mar walbo waxii kugu adkaado waad na soo weeydiin kartaa.

Haddaba nagu soo biir saad waxyaabahaasi oo dhan aad u hesho adiga oo naga helaayo dhamaan baraha bulshada aan isticmaalno sida YouTube, Facebook, Telegram and more.


Who Should Attend!

  • Dadka bilawag ah ee daneenaya in ay WordPress website sameeyaan.
  • Dadka aan wax qibrad ah u laheyn website sameynta

TAKE THIS COURSE

Tags

  • WordPress

Subscribers

1

Lectures

18

TAKE THIS COURSE



Related Courses